Afrika

Kani waa maqaal ku saabsan qaarada Afrika. Maqaalo kale eeg wadanada Afrika

Badweynta Hindiya

w:es:indian ocean

Internet

Internet waa hab aduunka oo dhan u furan iney isku dhaafsadaa waranka, cilmiga, ganacsiga iwm. Internet wuxuu ka kooban yahey Shabakadda Kumbuyuutarrada (Ingriis: Computer Network). Kuwaasoo xogta (Ingriis: Data) isku dhaafsadda habka loo yaqaan internet protocol. Wuxuuna ka kooban yahey malyuunaad shabakkadood (English: network) sida kuwa jaamacaddaha, ganacsiyada, dowladoha, shirkadaha. Kuwaas oo si wadojir ah isku dhaafsada xog kala duwan oo noocwalba leh sida sawiradda, fiidhyoowyada, codadka, iyo qoraaladda.

Isbania

Isbaaniya (spania) ama boqortooyada Isbaaniya waa wadan ku yaalo Koonfurta Galbeed ee qaarada Yurub. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Andorra, Faransiiska, Gibraltar iyo Bortuqaal, wadankaan waxoo aad uugu dhawyahay xuduudka Maroko oo u dhaxeeso Badda Dhexe. Shacabka degen spania waxee gaarayaan ilaa 46,468,102 oo qof. magaalo madaxda wadanka waa Madrid. Wadanka Isbania waxoo leeyahay 17 gabol iyo 15 magaalo oo waa weyn oo muhiim u ah. w:es:espania

Itoobiya

Itoobiya (/iˈoʊpiə/; Amxaari: ኢትዮጵያ, ʾĪtyōṗṗyā, dhageyso codka) sida rasmiga ah loo yaqaanno Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya, waa wadan ku yaal Geeska Afrika, waxa uuna xuduud la leeyahay wadamada Jabuuti, Suudaan, Ereteriya, Soomaaliya iyo Kiinya. Caasimada Itoobiya waa Addis Abeba.

Kiinya

Kiinya waa wadan ku yaal bariga Afrika. Waxey xal la wadaagtaa wadammada Tansaaniya, Ugaandha, Harta Fiktooriya, Soomaaliya iyo Itoobiya. Dhinaca barina waxaa kaga dhagan Badweynta Hindiya. caasimada wadanka Kenya waa Nayroobi.

Koonfur Afrika

w:af:Suid-Afrika

Mount kenya

Mount kenya ama buurta kiinya waa buurta ugu ween wadanka Kiinya.

Nayroobi

Nayroobi waa caasimada dalka Kiinya, waxaana degan dad gaaraayo ilaa 3,138,295 oo qof (dad tiriskii 2009).Magaca Nayroobi waxoo ka imaaday afka Masaayda, waxaana laga wadaa biyo qaboow. nayroobi waa magaalada affaraad oo ugu weyn afrika, markii laga reebo Qaahiro, Lagos iyo Johannesburg, lama oga in ee ka weyntahay Muqdisho. Magaalada Nayroobi waxaa la aas aasay taariikhda marka ee eheed 1899, waxaana waqtigaas la rabay in laga dhigo meel tareen isteeshin u ah tareenka ka soo baxo Yugandha isla markaas neh soo maro Mombaaso si oo u istaago nayroobi. Magaalada waxaa labedelay sanadka marka oo ahaa 1900 markii oo dab wada qabsaday magaalada.Taariikhda marka ee eheed 1907 Nayroobi waxee noqotay caasimada Bariga Ingriiska oo markaas la isku dhihi jiray wadamada Yugandha iyo Kenya. 1963 waxee magaalada noqotay caasimada dalka Kenya, waa markii oo wadanka xornimadiisa qaatay. Nayoobi waxaa ku yaalo garoonka diyaaradaha caalamiga ee Jomo Kenyatta International Airport, waxoona ku yaalaa geeska magaalada nayroobi iyo garoon kale oo asiga neh ku yaalo gees kale oo magaalada ka mid ah, laakiin uma weyno sida Jomo Kenyatta. magaalada waxee leedahay sadax laami oo waaweyn oo kala tago mmbaaso iyo magaalo yaal badan oo yar yar iyo mid tago garoonka diyaaradaha caalamiga.

Qaamuus

Qaamuus (Af-Ingiriis: dictionary; Af-Carabi: قاموس) waa ereyo badan oo la soo ururiyay kuwaasi oo luuqad (ama af) ku turjumaya luuqad kale. Sida caadiga ah, qaamuusku wuxuu u habaysan yahay nidaamka alifbeetka; taasi oo ka bilaabanta xarafka koowaad ee luuqadaasi.Qorista iyo diyaarinta qaamuus waa shaqo aad u badan oo qaadata wakhti iyo maal; waxaana maanta dunida jira qaamuusyo badan oo isku fasira labo ama dhowr luuqadood. Tusaale ahaan, waxaa jira Qaamuuska Af Soomaaliga iy Ingiriiska, iyo kuwo kale oo badan.

Simbaabwi

Simbaabwi ama Jamhuuriyadda Simbaabwi waa wadan ku yaalo Koonfurta Afrika. wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Musanbiig, Koonfur Afrika iyo Botswana. Wadankaan waxaa soo gumeestay gumeestihii Ingriiska, waxaana markiisa hore la dhihi jiray koonfurrodesiya, waxoona xornimada ka helay 1965ti, waqtigaas waxaa xukunka sii haayay nin cadaan oo beeroleey ah, waxaana ladhihi jiray Ian Smith, waxoona asal ahaan ka soo jeeday ingriiska. xukunkiisa waxoo dhamaaday taariikhda marka ee eheed 1980kii, waa markii wadanka lagu aqoonsaday magaca simbaabwe, waxaana isla markaas xukunka qaaday madaxweynaha hadda ka ah simbaabwe is vacant. Ninkaan cunsuri oo ku yahay cadaanka ku noolaa dalka simbaabwe, waqtiga oo madaxtinimada qaaday cadaanka woo ka yaraaday wadanka simbaabwe.

Tansaaniya

w:sw:Tanzania

World Wide Web

Shabakada isku xirka Caalamka (Ingiriis:World Wide Web) loona soo gaabiyo WWW inta badana loo yaqaan Web , kaas oo loo isticmaalo isku xirka dokumentiyadda iyada oo la adeegsanayo qadka Internetka,

Yugandha

w:SW:Uganda

Read in another language