International Standard Book Number

ISBN waxaa loo soo gaabiyay International Standard Book Number taasi oo micnaheedu tahay Habka Tirada Buuga ee Caalamiga ah.

Habkan waxaa lagu kala soocaa buugaagta.

Buug

Buug wadartiisu waa buugaag, (af-carabi الكِتابُ af-ingiriis A book) waa walax wax ku qoranyihiin, ama ku daabacanyihiin, ama waxba aysan ku qorneyn, buugu waa weelka aqoonta lagu kaydiyo loona sameeyay in la aqriyo bilow ilaa dhamaad isagoo u samaysan qaab sheeko, taariikh, wax barasho iyo wax walboo loo baahdo in dib loogu noqdo ama dib loo raaco si looga dhigto daliil ama tuse,

noocyada buugaagta waxaa ka mida tixraac sida qaamuusyada, iyo aqoonta iskoolada iyo dugsiyada diinta laga barto, oo hadii la waayo ay aqoon badani lumayso,

Luqadaha kale

This page is based on a Wikipedia article written by authors (here).
Text is available under the CC BY-SA 3.0 license; additional terms may apply.
Images, videos and audio are available under their respective licenses.