Aragti

Aragti (Af-Ingiriis: ideologies; Af-Carabi: إيديولوجيات) waa aragtida, fikrada, aaminka iyo sida ay wax ula muuqdaan qof, koox ama bulsho. Sida saxda ah aragtidu waa waxa uu qof aaminsan yahay inay tahay saxda. Intaasi waxaa dheer, dunida maanta waxaa jira tiro badan oo aragtiyo ah, kuwa ugu muhiimsan waa:

  • Aragti siyaasadeed: oo ah fikradaha iyo odhaahda uu qof aaminsan yahay ineey tahay tan ugu haboon.
  • Aragti urur: oo ah nidaamka iyo qaabka howsha urur ama koox wax u maamulaan.
  • Aragti kooxeed: oo noqoneysa sida ay koox dad ah u taageersan yihiin mabda' iyo fikrad u gaar ah taasi oo dad badan oo kale kaga duwan yahay.

Sidoo kale fiiri

Maqaalo kale

5 (tiro)

5 waa habka qoraalka xisaabta ee tirada lambarka shan.

Tirada lambar 5 waxay ka mid tahay tobanka lambar ee aasaaska u ah dhamaan tirada.

Badweynta Baasifiga

w:jp:太平洋

w:zh:太平洋

Badweynta Pacific waa badweynta ugu weyn caalamka marka loo eego kuwa kale.

Magaca badweynta Pacific waxaa ubixiyey badmaax Bortuqiis ahaa.

Wagaciisa waa Fardinan Magilaan sanadka markuu ahaa 1521 miilaadiga.

Sababta uu ugu bixiyey in ay aheyd badweyn (degan).

Magaca Pacific waxaa loola jeedaa "degan" run ahaantii waa badweyn degan hirarna aan kubadneyn.

Waad kumahadsantihiin aqriskiina.

Waa anigoo ah Awil Barre Mohamud.

Badweynta Baasifig (ingiriis: Pacific Ocean) waa biyo dhanaan oo aad u baaxad wayn isla markaana qariya 46% oogada biyaha dhulka.

Badweynta Atlantika waxay ku fadhidaa baaxad dhan 165.25 milyan square kilomitir (63.8

milyan square miles), waana bada ugu wayn badwaynta dhulka.

Badweynta Baasifik Waa badwaynta uguwayn badha waawayn.Waxa ay dhererantahay inta u dhaxaysa

Cirifka waqooyiwaqooyi ee aduunka ilaa Cirifka koonfureed dhanka galbeed waxa kaxiga labada qaaradood ee asiya iyo Australia dhanka barina waxa kaxiga qaarada maraykanka

waxa ay kufadhidaa bed gaadhaya 169.2 milyuun oo iskuwareeg ah waxa ay qaadanaysaa 46% marka badaha oo dhan laysku daro hadii la eego aduunk baasafiku waxa uu ka noqonayaa 30% taas oo kadhigan sadex moolood oo meel waxa la ogaady qarnigii 16aad , waxa ogaaday dhul baadhihii lagu magacaabi jiray Vasco Núñez de Balboa

Bannaan

Banaan (Af-Ingiriis: Plain; Af-Carabi: سهل) Juqraafi ahaan waa dhul bedeed ballaaran ee hooseeya fitsan si guud ahaan aan dhaafi karin 200 mitir. Banaanadu waxay ku wanaagsantahay beerashada Isu socodka ka fogaanta Buuraha iyo Dullal. Banaanadu waxay ka dhasheen dhulgariiro iyo burkaan ku dhacday Dhulka. Aragti ahaan waxaa lagu arkaa dhulka oonleeyda ah ama buuraha ku dhow ama dhulka sare ee ku dhow Burkaan iyo dhulgariir, Badanaa waxay u badantahay Banaanada meelaha ku dhowdhow xeebaha ama webiyada.

portal Juqraafi

Buuga Cagaaran (Mucamar Qadaafi)

Buugga cagaaran (Af-Ingiriis: The Green Book; Af-Carabi: الكتاب الأخضر) waa buug gaaban oo ku saabsan aragti siyaasadeed oo uu qoray madaxweynihii hore ee dalka liibiya mucammar al-qaddafi buuggan ayaa marki u horreysay la daabacay sanaddii 1975 kii kaas oo looga baahnaa inay akhriyaan dhammaan dadka reer Liibiya..

Ciraaq

w:tr:Irak

Ciraaq (Af-Carabi العراق ama jamhuuriyadda Ciraaq, Af-Carabi, جمهورية العراق . waa wadan ku yaalo Bariga Dhexe ama galbeedka Aasiya. Ciraaq waxee xuduud la leedahay, wadamada Urdun,Suuriya, Turki, Iiraan,Kuweyt iyo Sacuudi Carabiya.

Si uu qof walba uga qaato fikrad ama aragti sax ah, xaalada ka taagan meel ama wadan, waxa uu u baahan yahay inuu wax uun ka ogaado sooyaalka taariikheed ee meeshaas ama wadankaa.

Saan la socono baryahaan Ciraaq ayaa noqotay meel ay aaladaha warbaahinta aduunka ama ruux walbaa oo dunida saaran uu hadal hayo xiisadda ka taagan Ciraaq.

Sooyaalka taariikheed ee Ciraaq maaha mid hal ama laba qormo lagu soo koobi karo, sidaa darteed ayaan bal isku dayey inaan soo ururiyo war bixinno ama taariikho ku saabsan Ciraaq.

Ciraaq waa xubin muhiim ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay iyo sidoo kale Jaamacadda Carabta, OIC, dhaqdhaqaaqa aan tooska ahayn iyo IMF. Waa Jamhuuriyad Federaali ah oo ka kooban 19 gobol (gobollo) iyo hal gobo gobol (Ciraaq). Diinta rasmiga ah ee dalka waa Islaamka. Dhaqan ahaan, Ciraaq wuxuu leeyahay hanti aad u taajirsan, wuxuuna u dabaaldegayaa guulihii hore ee xilliyadii hore ee Islaamka, waxaana loo yaqaanaa gabayaaga. Sawir gacmeedka iyo sawirqaadayaashu waxay ka mid yihiin kuwa ugu wanaagsan caalamka Carabta, qaar ka mid ah waxay yihiin heer caalami ah iyo sidoo kale soo saarista farsamooyin qurux badan, oo ay ku jiraan roodhadhka iyo roogaga.

Dishiishe

Dishiishe (Af-Ingiriis: Dishiishe) (Af-Carabi: دشيشي ), sidoo kale loo qoro Dashiishe, Dishishe, Dashishle Waa qabiil ka tirsan beelaha Daaroodka, ee Dadka Soomaalida. Dishiishuhu waxay deegaan ku yihiin wadanka Soomaaliya (gaar ahaan gobolada Bari iyo Sanaag), deegaano ka mid ah Cumaan gaar ahaan gobolka Dufaar oo ay degaan Beesha Muhdi oo ka mida beelaha Dishiishaha, magaalada Kismaayo iyo deegaano kale oo ka tirsan Soomaaliya. Dishiishuhu wuxuu ka mid yahay beelaha Mooracase ee hoostaga Daaroodka. Waana Beel aad loogu qadariyo Magaalada Boosaaso iyo Hareeraheeda oo ah Degaanka ay Taariikh ahaan Degaan.

Istanbuul

Istanbuul

w:tr:istanbul

Turkey (Af-Turki: İstanbul; Af-Carabi: إسطنبول; looqu dhawaaqo: /tænˈbuːl/ ama /tɑːnˈbuːl/; [isˈtanbuɫ] ( dhageeyso)), waayihii hore loo yaqaanay Konstantinoble iyo Byzantiyam, waa caasimad ka mid ah deegaanada ugu dadka badan wadanka Turkeyga. Sidoo kale, caasimadani waa xarunta ugu weyn ee ganacsiga, dhaqaalada, dhaqanka, diinta iyo taariikhda wadankaasi.

Caasimada Istanbuul waa magaalada keli ah ee dhacda qaarada Aasiya iyo Yurub; waxayna dhinaca ku haysaa dhowr badood oo kala duwan, sida Bada Madoow iyo Bada Marmara.

Xarumaha dhaqaalaha iyo dhismayaasha taariikhiga ah ee caasimada Istanbuul waxay ku yaalaan dhinaca Yurub, halka sadex meelood (75%) bulshadu ku dhaqan tahay dhinaca Aasiya.Guud ahaa, caasimada Istanbuul iyo Gobolka Istanbuul waxaa ku dhaqan dad gaadhaya ilaa 14 milyan.

Markay taariikhdu ahayd qiyaastii 660 C.H (Ciise Hortii) ayaa deegaanka Sayburna laga aasaasay caasimadii Byzantium taasi oo maanta ah Istanbuulta aan naqaano.

Lamadegaanka Saxara

Kani waa maqaal ku saabsan "Lamadegaanka Saxara" ee waqooyiga Afrika. Bogag kale fiiri Lamadegaan iyo Lamadegaanka Kalahari.

Maqaalka Saxara iyo Sahara waxaa laga soo toosiyay halkan.

Lamadegaanka Saxara, Saxaraha Saxara (ingiriis: Sahara Desert; carabi: الصحراء الكبرى, “lamadegaanka weyn ee saxara”) waa lamadegaanka ugu kuleylka badan aduunka, iyo midka sadexaad ee ugu weyn, marka laga reebo Lamadegaanka Antaraktika ee Cidhifka Koonfureed iyo Lamadegaanka Araktika ee Cidhifka Waqooyi ee dhulka, kaasi oo ku fadhiya deegaan baaxadiisu le'eg tahay 9,400,000 kilometir labo-laaban (3,600,000 sq mi) - midaasi oo u dhiganta iskudarka (wadarta) dhulka laboda wadan ee Mareykanka iyo Shiinaha. Saxarahani wuxuu ku yaala wadanada Waqooyiga Afrika ee laga bilaabo Suudaan, Liibiya ilaa bada Midatareeniyaanka, Aljeeriya, Tuuniisiya, Marooko, Masar, Mauritania, Saxaraha Galbeed, Jad, Maali, Nayjar ilaa laga gaadho wadanada dhinaca ku haya lamadegaanka ee bariga ilaa galbeedka Afrika.

Carotuulka meelo badan oo ka mid ah saxarahan waxay gaadhaan dherer joog ah oo dhan ilaa 180 metres (590 ft). Magaca Saxara waxaa laga keenay ereyga “صحارى” "ṣaḥārā" ee luuqada Carabiga ah.

Lama degaanka wayn ama Saxraha weyn waa dhul aad u weyn oo oomane ah. waa dhulka ugu balaaran oo woqooyiga afrika dhaca, waana saxaraha ugu wayn aduunka uguna kulul, 9 milayan oo km isku weer. waxaa ku badan togaga biyaha,

Lama degaankaan aya kulansanaya kow iyo toban dowladood: Masar, Suudaan, liibiya, tunisiya, Marooko, Aljeeriya, nayjar,Mooritaaniya, jad, maali,Eritrea ,lama degaankan ayaa jeexa wabiga ugu dheer dunida eeNiil,

Midowga Afrika

w:en:African Union

w:es:Unión Africana

w:zh:非洲联盟

Afrika -ikhwani (Af-Ingiriis: African Union; Af-Carabi: الاتحاد الأفريقي; loo soo gaabiyo AU). Luqadaha qaarkoodna waxaa loo soo gaabiyaa UA. Waa urur caalami ah oo ka kooban 53 dawladood oo Afrika ku yaalla. Waxa la aasaasay ururkan 09/06/2002, ka dib markii la baabbi'iyay midowgii ama magacii hore ee uu lahaa ururkan oo ahaa isutagga dawladaha Afrika. Go'aannada ugu waawayn waxaa la qaataa inta lagu jiro shirarka la qabto lixdii biloodba mar. Markaas waxaa ka soo qaybgala madaxda, ra'iisalwasaarayaasha iyo boqorrada. Shirguddoonka guud ee ururku waxaa uu ku yaallaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Sheeko Soomaali

Kani waa maqaal ku saabsan "Sheeko baraleyda Soomaalida".Sheeko Soomaali Sidoo kale loo yaqaano Sheeko Xariiro waa nooc ka mid ah sheekooyinka khiyaaliga, xaqiiqada ama dhacdooyinka laga sameeyay si looga helo madadaalo, Waxbarasho, waayoaragnimo iyo aqoon korodhsi.

Sheekooyinka Soomaalida Dhaqanka Soomaaliyeed waa dhaqan hodan ku ah sheeko xariirta ay sameeyaan af-shaxanno ku xeeldheer mu’allifnimadda dhinaceeda tiraabta. Qayb Libaax iyo sheekadii Habar Dugaag ee uu abwaankii garaaddo goyska ahaa, waa Xuseen-Dhiqle ee, billadda gabayga ku hantiyey, Suul Baruur, Juuq Dhagayste, Dhig Dhexe Jabiye, Dhag Dheer, Araweelo iyo Oday Biiqe, in yar uun aan xusnee, ayaa ka mid ah sheeko xariirta caanka ah. Waxaa kale oo uu dhaqankeenu la ciirayaa sheekooyin xaqiiqi ah oo jiilba jiil usoo gudbiyey, sheekooyinkaa oo aad u xikmad badan. Middan aan maanta kugu soori doono waxay ka mid tahay noocaa dambe.

Soomaaliweyn

Soomaaliweyn (Af-Ingiriis: Greater Somalia, Af-Carabi: الصومال الكبير) waa meel ka mid ah Geeska Afrika tasoo ay degto qowmiyadda soomaalida laguna yaqaan taariikh ahaan. Dhulkaas waxaa loo yaqaan Dhulka Biritishka ee Soomaaliya (waqooyiga soomaaliya), Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya (Konfurta Soomaaliya), Xeebta Soomaaliyeed (Djibouti), iyo Soomaali Galbeed taasoo hadda hoos joogta Itoobiya iyo Konfur galbeed Soomaaliya (NFD) ee iyana hoos joogta Kenya.

Tiro mutuxan

Tiro mutuxan (Af-Ingiriis: Prime number) waa Tiro tirsiimo teedkeedu yahay 1, aan aqbalaynin Uqeybinta asiga oo qura ama 1 oo qura. waxaa loogu yeeraa tiro tirsiimo ka saraysa 1 mutux la' mutux la'. Tusaale ahaan 5 waa tiro mutuxan maxaa yeelay ma aqbalaayo qaybinta 1 mooyee iyo 5, halka 6 waa tiro mutux la maxaa yeelay waxay u qeybsantaa 1, 2 ,3 iyo 6. Sida Aragtiin aasaasiga aritmatig kaalinta ay tirooyinaka mutuxan ku leeyihiin Aragti tiro : Dhammaan Abyoone tirsiimo teedkeedu yahay 1 le'eg taranka ururta kali ee ka mid ah tirooyinka mutuxan (haba lagu kala hormariyee tirooyinkaas ururadaan)

Si loo xadido mutuxnaanta tira uun, waxaa jirta hab fudud laakiin waa lagu daahayaa, waxaa lagu magacaabaa qaybinta soo noqnoqota waxay ka dhigantahay in loo qeybsho, tiradaan iyo tiradii la koobay ee 2 iyo Xidid labajibbaaran ee tiro qayiman. waxaa jirta logaarom kale oo aad u shaqaynaysa marka la qeybinayo loona adeegsado si loo xadido mutuxnaanta teedkeedu, gaar ahaan marka laga hadlayo tirooyinka leh muuqaal gaar ah, tirada mersenne.

Ururka tirooyinka mutuxan ee Urur makoobane. waa Aragtin ku tsusaysa yuklid muddo laga joogo 300 sano C.H, uma garan kartid hab uun, dhammaan qiimaha waa tiro mutuxan. laakiin u kala qeybinta tirooyinka mutuxan waxay u baahantahay in la darso aragtina laga qaato. Aragtiinta ugu horeysa waxay aadeysaa jihadaan waana Aragtiinka tiro mutuxan, taasoo ku tusaysa qarnigii sagaal iyo tobanaad taasoo ah Itimaalka in uu noqdo tiro tirsiimo uun n, mid loo doortay hab kalayaac ah, mutuxan, saami lid ku ah tirada lambarada taasoo ka kooban tiradaan. haddii hab kale loo dhigo, waxey lid ku noqonaysaa u dhignaanta logardam caadi ah ee n.

Xasan Sheekh Maxamuud

Xasan Sheekh Maxamuud (Af-Carabi: حسن شيخ محمود‎; Af-Ingiriis: Hassan Sheikh Mohamud

Xisaab

Xisaabta (ka Greek: Μαθηματικά) waa saynis ah aan la taaban karin iyo guud ee xalinta dhibaatada iyo horumarinta habka [3]. Haddii kale, waxaad u xil karaa sida sayniska ah xiriirka taranta iyo qaab-dhismeedka aan ollogga ah ee dunida dhabta ah. [4] Aan la taaban karin, sababtoo ah waxaa laftiisa laga xoreeyey dhibaatooyin asal gaarka ah iyo guud ahaan in ay tahay dabaqi karo meelo badan. [3] Tusaalooyinka fikradaha xisaabeed waa cod, xogta, qaab-dhismeedka, tirada, meesha iyo xidhiidhkooda. [5] [6] Ama fikradaha sida aan la taaban karin (xisaabta saafi ah) ama codsiyada in nidaamo sayniska sida physics iyo technology (xisaabta codsatay). [5]

Iyada oo hay'adaha waxbarasho sayniska ee meel iyo waqti, ma cadda in kaasaa run ah, waayo waxyaabaha ka bartay in xisaabta. [7] Intaas waxaa sii dheer, habab kala duwan oo ka mid ah imtixaanka, waayo, sayniska u muuqdaan in ay u isticmaalaan hababka induction iyo hababka xisaabta ee jaro [7]. Waayo, tan iyo sababo kale oo ku xusan kicisaa xisaabta ontological iyo arrimaha epistemological ka aragti cilmiyeed furay. [7] Arimahaa oo dhan ayaa waxaa ka hadlay in falsafadda ah xisaabta. [7]Tusmada [Qarinaysaan]

1 Asalkeeda

2 Taariikhda

2.1 xisaabyahannada

3 Qaabka iyo Eray bixinta

3.1 Tirada

3.2 Hadalka

3.2.1 Dhismaha tirada dabiiciga ah

3.2.2 Qeexidda abyoonayaasha

3.2.3 Dhismaha oo ka mid ah tirooyinka buuxa

3.2.4 Dhismaha tirada dhabta ah

3.3 Rooms

3.4 sal Xisaabeed

4 dhigan karo

4.1 itimaalka iyo Statistics

4.2 xisaabta

4.3 Joometri

4.4 Algebra

4.5 falanqaynta Xisaabeed

4.6 netavisen Xisaabta

5 Calaamadaha iyo habka

5.1 oggolaanshaheeda caddayn

5.2 sharraxaadda

6 Xisaabta Philosophy

7 Applied Xisaabta

7.1 Physics

7.2 Falanqaynta nambarada

8 Tababarka

9 Sidoo kale eeg

10 Ilaha

10.1 qormo

10.2 ilo lagu daabacay

10.3 Quote Original

11 links Dibadda

Xisaab waa cilmiga wax xisaabinta. Waxaa jira afar xisaab-fal oo kala ah:

isku-dar (+),

ka-jar ama ka-goy(-),

isu-qaybin (/) iyo

isku dhufasho (x).Laba tiro marka laysku daro wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa wadar. sida

2+5=7 wadarta 2 iyo 5 waa 7.Laba tiro marka la kala jaro wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa farqi. sida

3-1=2 farqiga 3 iyo 1 waa 2.Laba tiro marka laysku dhufto wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa taran. sida

2 x 3 = 6. Taranta 2 iyo 3 waa lix.

sidoo kale afartaa waxaa dheer iyagoo jajaba marka lagu shaqaynayo

matalan 1/4 +1/4 =1/2

hadaynu kala goynana waa 1/2 - 1/4 =1/4

haddii aan isku dhufanana waa 1/2 * 1/2 =1/4

haddii aan isku qaybinana waa 1/2 / 1/2 =1Isticmaalka ama dabbakhida xisaabta dhiraandhirinta (Derivative)

Xisaabtan looyaaqaano dhiraandhirinta ama afka qalaad loogu yeedho “derivative” waa qaybta asalka u ah labada qaybood ee ay ‘Caculus’tu u qeybsanto, taas oo leh faaiidooyin ama isticmaal farobadan oo xal u ah weydiimooyin xisaabeed oo faro badan. Hadaba si ay u fududaato isticmaalka dhiraandhirintu aynu soo qaadano tusaalooyin faro badan oo ku saabsan xisaabtan aadka muhiimka u ah.

Tusaale 1:-

Warshada kaaluunka samaysa ee laasqorey ayaa doonaysa inay sameyso kartoono(baakado) lagu keydiyo kaluunka ay qasacadeyso. waxayna warshadu go’aan ku gaadhey in kartoon kasta oo ka mida kartoomadaa uu yeesho sal labo jibaaran islamarkaana wadarta bed-duleedka kartoon kasta uu noqdo 192 mitir oo labojibaaran, sida ka muuqata jaantuska hoose. Muxuu noqonayaa kartooka dhalinaya mugga ugu weyn dhinacyadiisu(dimensions)

Xalin:-

Sababtoo ah kartoonka oo leh sal labo-jibaaran, muggiisa waxaa lagu helaa

(sal x sal x jog) ama Mug (V) = x.x.h = x2. h,Sidoo kale wadarta bed-duleed (Surface area,)(S) waxaa lagu heli karaa bedka salka + bed-deleedka ama

S = x2 + 4xh .

S = 192

x2 + 4xh = 192

4xh = 192 – x2 (dhinac walba ka goo x2)

h = (192 – x2)/4x (dhinac walba 4x u qeybi)

V = x2h

» V = x2(192 – x2)/4x (booska h dhig qiimaheda)

= x2(192/4x – x2/4x )

= 192x/4 – x3/4 = = 48x – x3/4Imika isticamaal dhiraandhirinta (derivative) si aad u heshid dhinacyada kartoonka ee dhalinaya mugga ugu weyn.

Horaadka (D) muuqda (feasible domain) ee ay X noqon karto , ee waliba macnaha sameenaya weydiintan

waa :- 0 ≤ x ≤ √192

V = 48x – x3/4

dV/dx = 48 – 3x2/4

dV/dx = 0 = 48 – 3x2/4 = 0

3x2 = 192

x2 = 192/3 = x2 = 64

X = ± √64 › X = ± 8

-8 kamid maaha horaadka muuqda ee X, sidaa ajligeed X = 8 .

jooga kartoonkuna waa :- h = (192 – x2)/4x = (192 – 82)/32 = 4Sidaa daraadeed dhinacyada kartoonku waa in ay noqdaan

8 x 8 x 4 si ay u dhaliyaan mugga ugu weyn kaasoo ah 256m3.Fiiro gaara:-

Waxaa jira kartoono sal labo jibaaran leh oo aan tiro (xad) lahayn oo leh wadar bed-duleed(surface area) lamid ah 192 (ie: (42 + 4 x 4 x 11), ama (52 + 5 x 2 x 16.7), iwm) balse dhamaan dhinacyada kartomadaasi ma dhalinayaan muga ugu weyn. Kan aynu xisaabiney dhinacaydiisa ayaa ah ka kaliya ee samaynaya muga ugu weyn. Halakaas waxaad ka ogaan kartaa faaiidada ay leedahay dabakhida ama isticmaalka dhiraandhirinta(derivative).

Tusaale 2

Engineer guryaha dhisa ayaa doonaya inuu nashqadeeyo cabirka daaqadaha guri ku yaala magaalada kismaayo.waxa uuna Engineerku doonayaa in daaqadkasta qeybteeda sare u ekaato nus-goobo (goobo barkeed), qeybta hoosana ahaato leydi sida daaqadaha caadiga ah, sida ka muuqata jaantuska hoose. Muxuu noqoneyaa cabirka hareeraha(dhinacyada) daaqadkasta ee uu Engineerku nashaqadeynayo, dhinacyadaasoo samaynaya bedka ugu weyn ee dariishadaha, haddii wareega guud ee daaqadkasta uu yahay 8m?

Xal Siin

Wwareeg (P) = x + 2y + (px/ 2)

8 = x + 2y + (p.x / 2)

16 = 2x + 4y + px (dhinackasta ku dhufo 2)

4y = 16 – 2x – px (dhinac walba ka jar 2x iyo px)

Y = 4 – x/2 –px/4

Bed (A) = bedka leydiga + bedka nus-goobada

= x . y + (p. (x/2)^2 )/2

= x (4 – x/2 –px/4) + p/2(x^2/4)

= 4x – (x^2)/2 –(px^2)/4 + (px^2)/8

= 4x – x^2/2 – px^2/8Isticmaal imika habka dhiraandhirinta saad u heshid dhinacyada dariishadkasta kaas oo dhalinaya bedka ugu weyn

A = 4x – x^2/2 – px^2/8

dA/dx = 4 – x – px/4

dA/dx = 0

4 – x – px/4 = 0

4 = x + px/4

4 = x(1 + p/4)

4 = x(4 + p )/4

X = 16/ (4 + p )dhiraandhirinta labaad (second derivative) ee bedku waa

(– 1+p/4), kaas oo taban marka X = 16/ (4 + p).Sidaa daraadeed marka dhinacyada dariishad kasta ay kala yihiin:

X = 16/ (4 + p), ( ≈2.24) , Y = 32/ (4 + p), ( ≈ 4.48) ayaa samaynaya bedka ugu weyn ee daaqad kasta.layli

Taranta labo tiro oo tirsiima ayaa ah 180 isla markaana wadarta labada tiro ayaa ah ta ugu yar, Raadi labad tiro?

si uu u dhiso cali wado weyn oo u dhexeysa labo magaalo ayaa ay khasab tahay inuu buuxiyo tog u dhexeeya labada magaalo kaasoo dhinacyada janjeedhkiisu kala yihiin 5% iyo 6%. haddii labada dacal ee sare ee togu isu jiraan masaafo dhan 100m Raadi cabirka meesha ugu hooseysa ee toga?

&&& ____________________________________ &&&

Isle’egyada

Isle’egyada waxaa lagu xalin karaa dhowr qaab oo kala duwan . Waxaana ka mid ah qaababkaa: qaabka daboolida, qaabka wareejinta iww.

Tusaale 1 qaabka daboolida(cover up method)

Xali isle’egta hoos ku qoran

gacantaada saar tirada door

soomaha wadata

, waxaa halkan kaaga cad in tirada aad gacantaada saartay ay lamid tahay 4 taaso marka loo qeybiyo hooseeyaha (4) maxsuulka soo baxaya uu yahay 1. Sidaa daraadeed

3x = 4 dhinac walba u qeybi 3

X =

Tusaale 2

Xali isle’egta hoose

4x + 5 = 7

+ 5 = 7

4x = 2

Xusuus:-

Qaabka daboolida marka la isticmaalayo waxaa

la daboolayaa(qarinayaa ) tirada doorsoomaha

wadata mar walba kadibna waxaa la

le’ekeysiinayaa tiradan doosoomaha wadata ee

la qariyey tirada run kadhigaysa isle’egta lagu

siiyay

AljebraTirada [edit | edit source]

set A waa a ururinta isku qodob in la kulmo Zermelo-Fraenkels dhigay aragti. Tusaale ahaan, a ururinta of tiro {1, 2, 3} waa go'an uguna, {1, 2, 3, ...} si kastaba ha ahaatee waa xad la'aan ah dhibcood taasoo ka dhigan tiriyey sii. kala duwan A la'aan content waxaa la odhan jiray set maran. tiro A ka koobnaan karaa dhawr subsets kale. Daraasiin ayaa lagu bartay in aragtida tirada.

Functions ka aag, domain ka qaado qiyamka, iyo u yeelaan qiimaha aag oo kala duwan, cadadka qiimaha.

Hadalka [Edit | edit source]

Xisaabta nidaamka tiro ka kooban tahay iyo kuwo kale ee tirooyinka caadiga ah, abyoonayaasha, tirooyinka buuxa, tirada dhabta ah iyo lambarada adag. Waxaan qaybtan ku siin doonaa soo jeedinta ku saabsan dhismaha tirada dabiiciga ah iyadoo la isticmaalayo axioms Peano. Iyada oo ku saleysan qaab-dhismeedka this, waxaan ku siin doonaa qeexidda ah Silverman abyooneyaasha ah; waxaan isticmaali cadayn ereyga loola jeedaa fikradaha aasaasiga ah oo aan naftooda ku kalsoonaadaan natiijada macquul dheefay. Iyada oo ku saleysan qeexidda abyoonayaasha aan dhiso kartaa tirooyinka buuxa iyada oo la samaynaayo isticmaalka lammaanaha tirooyinka. Dhismaha A ee tirada dhabta ah laga helay shaqo Richard Dedekind oo ay ku jiraan

Dhismaha tirada dabiiciga ah [edit | edit source]

Iyada oo tirada N dabiiciga ah, waxaan ula jeednaa qadarka abyoonaha non-negative (0, 1, 2, iwm). Durba annagu waxaannu ku dhisi qarniyo by bilaabo element gaar ah 0. Haddaba, waxaan la wadaajin tirada soo socota ee N 0 + 1, iyo (0 + 1) + 1, iyo wixii la mid ah. Noocan ah fahamka tirada dabiiciga ah waa dareen leh, la moodayay mid aan toos aheyn sababtoo ah + ma aha hawlgal si wanaagsan u qeexan. Ma, in view this, ka arki kartaa in N waa tiro aan la koobi karayn, maxaa yeelay, wax xuja ah in N waa la koobi karayn yihiin kuwa soo socda: ({\ bandhigay qaab \ Alfa} \ Alfa) Ka soo qaad jiro aad N markaas element weyn n + 1 oo ka mid ah n iyo n + 1 waa ka weyn yahay n, n sidaas ma noqon karo tirada ugu badan ee n iyo iyada oo absurdum ad reductio kuma jiraan tiro n ugu weyn. Fiiro gaar ah bayaanka in n + 1 waa ka weyn yahay n, waxaa run ma aha maxaa yeelay, waxaannu aan weli helin wax dareen xisaabeed ah ama "ka yar" "ka weyn". axioms Peano xaliyaan dhibaatooyinka doodan:

Nidaamka {\ mathbb bandhigay qaab \ {N}} {\ mathbb {N}}, kuwaas oo xubno aan ugu yeedhaan tirooyinka caadiga ah, waa noocyo kala duwan oo la element gaar ah 0 iyo p function ka N si N sida in soo socda saddex xaaladaha la buuxiyo:

{\ Style Display (i) \ qquad s (n) \ neq 0 {\ text {xubno dhan}} n \ in mathbb \ {N}} (n) \ neq 0 {\ text (i) \ qquad s {for dhamaan qaybaha}} n \ ee {\ mathbb {n}}

{\ Style Display (ii) \ qquad s (m) = s (n) \ Xaqa Arrow m = n {\ text {ee dhammaan canaasiirta}} m, n \ in mathbb \ {N}} (ii) \ qquad s (m ) = s (n) \ m = n {\ text {dhan}} xubno m Xaqa Arrow, n \ ee {\ mathbb {n}}

{\ Display style (iii) qquad \ {\ text {} haddii}} A \ subseteq \ mathbb {N {\ text {iyo}} s (n) \ ee A {\ text {dhan}} n \ in \ mathbb {N} {\ text {waxaa heysta in}} A = \ mathbb {N}} (iii) qquad \ {\ text {haddii}} A \ subseteq {\ mathbb {N}} {\ text {iyo}} s (n) \ ee A {\ text {dhan}} n \ ee {\ mathbb {n}} {\ text {waxaa heysta in}} {A = \ mathbb {n}}

comments Qaar ka mid ah, waayo, tiro kasta oo dabiici ah n, waxaannu nidhaahnaa, s (n) waa bedelka iyo waxaan u qeexaan s eego "la taaban karo" by teeb {\ style bandhigay, s (n) = n + 1} s (n) = N + 1. Sababtoo ah waxaan rabnaa in aan hadalka oo dhan N waa non-xun, ma aha adag tahay in la arko in (i) waa shuruud macquul ah. Ku saabsan (ii): Ka soo qaad in looga baahan yahay in aan la kulmay. ka dibna waxaan jeclaan lahaa s (n) = s (m) {\ style bandhigay, s (n) = s (m) \ Xaqa + 1 = m + 1 Arrow n} \ Xaqa Arrow n + 1 = m + 1aad Inta aan hadda ay ogaadaan in aan kala jaro (qaliin ma qeexay on N, waayo, haddii goynta lagu qeexi lahaa noqon lahaa N qadar non-xiran, sida in ay jiraan xubno ku N sida in howlgal binary codsatay iyaga, taasoo keentay in element ah n ma innheåller tusaale:. 0-1 = -1 ma aha n) iyo n = m, si haddii m waa ka n kala duwan, waxaan leenahay natiijo xisaabeed oo aan waafaqsan / dhaqameed / xisaabta guud heerarka dareen. Sidaas awgeed waa macquul in (ii) khusaysaa. (Iii) aynu u qayshanno induction xisaabta. A ka koobnaan kartaa noocyo kala duwan oo guryaha P (n) sabab u ah hadalka dabiiciga ah aad N. Haddii hantida, mararka qaarkood loo yaqaan bayaanka, P (n) in P (n + 1) N oo dhammow, waxaannu nidhaahnaa, P (n) haya ee dhammaan n iyo qori kartaa {\ style bandhigay A = \ {n \ in mathbb \ {} n | P (n) \} = \ mathbb {n}} A = \ {n \ ee {\ mathbb { n}} | P (n) \} = {\ mathbb {n}} (set A la akhriyey: set ee tirooyinka caadiga ah n kaas oo P (n) khuseysaa). induction The keenaysaa in dhibaatooyin falsafada badan waxaa ka mid ah si fiican u yaqaan by David Hume.

Iyadoo sal ka axioms Peano, aan qeexo waxaa dheer iyo isku dhufashada.

Isku geynta: m element The, n in N, waxaan leenahay in m + n waxaa laga codsadaa n jeer s in s (m). Si kooban: {\ style bandhigay m + n = p ^ {n} (m)} m + n = p ^ {n} (m). Sida aan u fuliyaan hab this, nidhaahno n ku dar in m. Nidaamka waxaa loo yaqaan intaa dheer. Sidaas darteed, + howlgal si wanaagsan u qeexan binary.

Isku dhufashada: m * n helay dhismaha g shaqo oo khuseysaa jeer SL ah, ka dibna codsan jeer GN at 0. kooban: {\ style bandhigay cdot m \ n = (s ^ m {}) ^ {N} (0)} m cdot \ n = (s ^ m {}) ^ {n} (0). Marka aan u oofiyo

Aragti itimaalka doonaya in lagu qeexo oo barato daydo xisaabeed ee ifafaale random laga eego teori. [24] Statistics waa aagga doonaya in ay abuuraan hababka, mabaadiida, shuruudaha, iwm si uu ugala hadlo xogta ka ifafaale random ama xogta laga tijaabo iyo u fiirsiga xaqiiqada ka. [24] Aqoonta iyo aragtiyaha aragti itimaalka waxaa loo isticmaali karaa si loo qorsheeyo hababka sida, mabaadii'da iyo shuruudaha, taas oo muujinaysa in aragtida ixtimaalka iyo tirakoobka aragtida ah kuwa aad ula xiriira. [24]

Daydo loo isticmaalo in cilmiga badan tacliinta, kuwaas oo inta badan deterministic. Taas macnaheedu waa in la siiyo tiro ka mid ah qiimaha bilowga yaqaan, waxaan saadaalin karaa dhacdo mustaqbalka. [24] Isaac Newton muujisay in qaynuunnadiisa of mooshin waa deterministic maxaa yeelay, way saadaalin karaa waqtiga ay qaadato in Earth uu u sameeyo mid ka mid ah kacaankii agagaarka qorraxda. [25] In itimaalka aragti bartay ifafaale random, taas oo natiijada mustaqbalka aan si sax ah loo saadaalin karo, sidaas darteed, ma wada hadleen daydo deterministic aan loogu yeero daydo probabilistic. [24] Tusaale ahaan, lacagta qadaadiicda gana ugub ah random, inkasta oo aan aqoon buuxda oo ku saabsan design qadaadiic ah sida waa symmetric, annagu kala ma saadaalin karo, taas oo ay dhacdo in ay noqon doonto madaxdii ama dabo. Halkii model ah deterministic u baahan probabilistic ah. [24]

Farqiga u khuseeya dhexeeya aragtida ixtimaalka iyo tirakoobka aragti waa in aragtida ixtimaalka ayaa (a) la siiyo model random iyo isku day ka this saadaaliyo natiijada tijaabo random, halka aragti tirakoobka yahay mid kasoo horjeeda, oo waannu (b) natiijada tijaabo ah random oo aad rabto inaad kala tilmaamaan model dahsoon random. [26] biochemist A isticmaali kartaa hababka tirakoobka si ay u horumariyaan daawo in yareeyaa madax xanuun. daawo la eego dadka kala duwan ee kala duwanaan doonaa inta u dhaxaysa dadka ka dhigan tahay in ay la kulmaan isbedel aad u kala duwan in madax ay. Falanqaynta A tirakoobka ee xogta laga sida tijaabo ah jawaabi kartaa inta gargaarka laga fili karo celcelis ahaan. [27]

Xisbi siyaasad

Xisbi siyaasad (Af-Ingiriis: Political party; Af-Carabi: حزب سياسي) waa koox dad ah kuwaasi oo ku midoobay aragti isku mid ah, isla markaana qorshohoodu yahay ineey ka qeybqaataan doorasho ayaga oo u tartamaya sidii ay u qaban lahaayeen tallada dowlad.

Xisbiga Hantiwadaagga Soomaaliyeed

Xisbiga Hantiwadaagga Soomaaliyeed (Af-Ingiriis: Somali Revolutionary Socialist Party, XHS; Af-Carabi: الحزب الاشتراكي الثوري الصومالي, Al-Hizb Al-Ishtiraki At-Thawri As-Sumal) (XHKS) 1976 - 1991 waa xisbigii talada wadanka Soomaaliya hayay mudadii ugu dheerayd oo taxane ahayd 21 sano.

XHKS waxaa uu ka koobnaa Gollaha Sare ee Hantiwadaagga, Gollaha Dhexe iyo Ururada Bulshada oo laga dooran jiray dhamaan 18 gobolka ee Soomaaliya.

Xisbiga SYL

Xisbiga Midowga Dhalinyarada Soomaaliyeed (Af-Ingiriis: Somali Youth League, Af-Carabi: عصبة الشبيبة الصومالية), (loo soo gaabiyo: SYL) wakhtiyadii hore loo yaqaaay Kooxda Dhalinyarada Soomaaliyeed (Somali Youth Club) (SYC), waxay ahaayeen xisbi siyaasadeed ka shaqayn jirey wadanka Soomaaliya. Xisbigani wuxuu ku bilaabmey urur dhalinyaro ah, markii dambe isku bedelay xisbigii dhaqdhaqaaqa ugu horeeyey ee Madaxbanaanida wadanka Soomaaliya sanadihii u dhexeeyay 1950kii ilaa 1960kii.

Xisbiga UCID

Ururka Caddaalada iyo Daryeelka (Af-Ingiriis: For Justice and Development; UCID, Af-Carabi: حزب العدالة والتنمية), waa xisbi siyaasadeed ka howlgala maamulka Somaliland, oo ah dowlad jamhuuriyad aanu weli caalamku aqoonsan isla markaana hoostegta wadanka Soomaaliya.

Luqadaha kale

This page is based on a Wikipedia article written by authors (here).
Text is available under the CC BY-SA 3.0 license; additional terms may apply.
Images, videos and audio are available under their respective licenses.